Munaasabadda Maalinta Olambikada Adduunka (Olympic Day) ayaa waxaa si weyn looga xusay dalka Soomaaliya , garoonka Olympic Fitness Center ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay tartamo isboorti oo kala duwan kaasoo lagu weynaynayo munaasabadda 23-ka June oo ku astaysan maalinta Olambikada Adduunka» Read More
Xubno ka ka socda Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed oo uu hogaaminaayo Xoghayaha Guud ee GOS Mudane Cabdullahi A. Tarabi ayaa ka qeybgalay OS Forum. » Read More
Waxaa galabnimadii Jimcaha gaaray Jabuuti wafdi aad u balaaran ee ka socda Xiriirka Kubadda Gacanta Soomaaliya oo isugu jira ciyaartoyda Qaranka Gabdhaha kubadda gacanta ee da’doodu ka hooseyso 20_ka sano , Macalamiin iyo Garsoorayaal iyo madax ka tirdan XSKG oo uu hogaaminaayo Mudane Nur Maye Osman oo ah xoghayaha Guud ee XSKG.» Read More