Xoghayaha GOS oo u mahadceliyey jaaliyadda Soomaal
Xoghayaha guud ee Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed Duraan Axmed Faarax oo ka hadlayey waraysi uu la yeeshay barnaamijka faaqidaada cayaaraha ee TV ga Universal ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK gaar a... Sii Akhri »
Kulamadii ANOC iyo kii Olimbikada iyo wasiirada s
Waxaa shalay oo talaado ahayd lagu soo gabagabeeyey magaalada Moscow ee dalka Ruushka shirweynihii 18aad xubnaha ururka ANOC iyo kulanweynihii labaad Sportiga Olympicada Adduunka (World Olympic Sport ... Sii Akhri »
GOS oo Baabi`isay wakiiladii u fadhiya MUQDISHO - Guddiga Olambikada Soomaaliyeed ayaa maanta shaaca ka qaaday in dhamaan wixii wakiilo ee u fadhiyay da.
Xubnaha GOS iyo martisharaftii ka qaybgashay doorashadii guddiga olimbikada soomaaliyeed ee ka dhacday Hotel Jaziira, bishii Janaayo 3 deedii, 2013 ka.
Wasiir ku xigeenka WHAB Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe)
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda horumarinta adeega bulshada Bashiir Maxamed Jaamac oo ka hadlaya doorashadii GOS ka dib.
Guddoomiyaha GOS C/Laahi Axmed Tarabi.
Guddoomiyaha Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed C/Laahi Axmed Tarabi oo ka hadlaya xafladdii doorashada GOS ee Hotel Jaziira, 3dii Janaayo 2013 ka.
Kulankii xoghayaha GOS ee guddoomiyaha Olympic Solidarity.
Xoghayaha guud ee GOS oo kulan miradhal ah la qaatay guddoomiyaha ANOC, Kuwait olympic Committee iyo Olympic Solidarity in Kuwait City.
Ilaahay naxariistii jano ha siiyeey guddoomiyihii hore ee GOS Aaden Xaaji Yabarow (Wiish) oo shahaado guddoonsiinaya garsoore kubadda miiska ah oo dhamaystay aqoon krorsi ku saabsan garsoorka kubadda miiska kana dhacay Mogadishu.
Xoghayaha GOS iyo Baarajab oo la taagan duqa tuulada Olimbikada.
Xoghaya GOS Duraan Axmed faarax iyo madaxii GOS ee cayaarihii London Cumar C/Qaadir Baarajab oo la taagan duqa tuulada Olimbikada ee London ka dib markii ay soo dhamaatay xafladdii soo dhawaynta ee cayaartoyda iyo wafdiga Soomaaliyeed.